Taliska Asluubta oo magacaabay Guddi baaris ku sameeya weerarkii Xabsiga

Taliyaba ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa qaaday talaabooyin deg deg ah maalin kadib weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe.

Jeneraalka ayaa xilkii ka qaaday taliyaha Xabsiga Dhexe Maxamed xuseen Axmed oo loo heysto dayaca amniga Xabsigaasi.

Taliyaha ayaa sidoo kale goordhow magacaabay guddi baara sida ay wax u dheceen, kuwaasoo mudo cayiman looga dalbaday iney jawaab deg deg ah kusoo saaraan.

Macluumaadka la helayo ayaa intaasi kusioli daraya in ciidamo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya ay shalay Xabsiga Dhexe ka wateen nin xukunnaa oo lala xiriiriyay inuu wax ka fududeeyay weerarka.

Weerarka oo dhacay Sabtidii ayaa waxaa ku naf waayay dad ka badan 5 ruux, iyadoo su’aalo la iska weydiinayo sida Maxaabiistaasi dilka ku xukunaa ay hubka ku helaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb...

Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay

Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...

Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles