Sunday, July 26, 2026

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war kasoo saaray dagaalkii ka dhacay degmada Howl-wadaag

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray dagaalkii ka dhacay degmada Howl-wadaag

taliska booliska ayaa sheegay in maleeshiyo hubeysan oo afka soo duubatay ay weerar ku qaadeen bar Koontarool oo ciidamada amniga ay ku lahaayeen degmada Howl-wadaag iyagoo intaa ku daray in maleeshiyada hubeysan ay burburiyeen gaadiid ay lahaayeen ciidamada booliska.

Waxay sidoo kale sheegeen in la weeraray xarunta laanta canshuuraha degmada Howl-wadaag.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

Mareykanka oo Soomaaliya iyo Eritrea kala hadlaya Amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Dowladda Mareykanka ayaa billowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles