Sunday, July 26, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobo cayiman u asteeyay banaanbaxa mucaaradka, halka ay mucaaradku diideen

Maamulka ayaa sheegay in ay mucaaradka u asteeyeen goobo gaar ah oo ay ku qabtaan banaanbaxooda, kuwaas oo kala ah Garoonka Koonis, Garoonka Muqdisho Stadium iyo Garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan.

Dhanka kale mucaaradka ayaa diiday, iyaga oo ku adkaysanaya in banaanbaxa uu ka dhaco guud ahaan Muqdisho, halkii lagu soo koobi lahaa goobo cayiman.

Arrintan ayaa dhalisay walaac ku saabsan suurtagalnimada isku dhac Ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka, iyadoo ay dad shacabka ka barakacayaan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

WARARKII KALE

Trump oo Hakiyay Weerar Ballaaran oo lagu qaadi lahaa Iiraan

Warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, KAN News, ayaa sheegtay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles