Tirada dhimashada Falastiiniyiinta oo kor u socota ka dib xabbad joojintii Qaza

Tiradii u dambaysay ee maalinlaha ah ee dhimshada Falastiiniyiinta ayaa wasaarada caafimaadka ee ay Xamaas maamusho ay sheegtay in ay marayso 67,967 qof, tan iyo weeraradii bishii Oktoobar 7 ka dib.

Waxaa lagu daray 29 qof oo dheeraad ah tirada guud ee 24 tii saac ee u dambaysay, ayna ku jiraan saddex u dhintay dhaawcayada soo gaaray iyo 22 maydadkooda laga helay dhisme burburkiisa.

Wasaarada ayaa intaa ku dartay afar qof oo dheeri ah in la dilay 24tii saac ee u dambaysay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles