Sunday, July 26, 2026

Trump oo sababta uu Iiraan u weeraray ku sheegay dal Jeceyl

Trump oo qararka la anxisiyey ku tilmaamay mid aan waddanka u hiilineyn. Donald Trump ayaa dhaleeceeyay codbixintii Aqalka Wakiillada Mareykanka ee lagu xaddidayay awoodihiisa dagaal, isla markaana meel mariyey qaraar lagu diidayo dagaalka Iiraan, waxa uuna Trump sheegay in tallaabadaasi timid xilli uu ku jiray “wada-hadalladii ugu dambeeyay” ee lagu soo afjarayay dagaalka lala galay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.

“Yaa samayn lahaa fal sidan oo kale ah oo aan dal jeceyl ahayn?” ayuu yiri.

Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa shalay meel mariyay qaraar muujinaya diidmadiisa dagaalka uu Mr. Trump kula jiro Iiraan. Si kastaba ha ahaatee, qaraarkaas ma aha mid sharci ahaan khasab ah in la fuliyo, wuxuuna u badan yahay hadal ama calaamad muujinaysa mucaaradka ka dhanka ah siyaasadda dagaal ee Mr. Trump ee ku wajahaan Iiraan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Yahuudda la dajiyay Daanta Galbeed ayaa gubay masaajidyo, gawaari iyo beero

Saraakiil Falastiiniyiin ah ayaa sheegay in Yahuudda la deegaameeyayay...

Xuutiyiinta oo sheegay in ay soo rideen daroon lagu sameeyay Turkiga oo Sacuudigu isticmaalayay

Yahya Saree, oo ah afhayeenka xoogaga Xuutiyiinta Yemen, ayaa...

Iran iyo Maraykanka oo sheegay ‘in ay dib u bilaabayaan wadahadalada

Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa, iyadoo soo xiganaysa ilo...

Puntland oo digniin u dirtay DFS iyo Galmudug

Maamulka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadashay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles