Wednesday, October 22, 2025

Trump oo sheegay inuu si sahlan ku joojin karo dagaalka Afqanistan iyo Pakistaan

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka Pakistan iyo Afgaanistaan ​​ee imika taagan yhay, balse “haddii aan ay noqoto inaan xalliyo dhibaatadan, si fudud ayaan u xallin lahaa.”

Isagoo la hadlayay suxufiyiinta Jimcihii, wuxuu sheegay in sidoo kale ay tahay in ay isaga u taallo maamulka Mareykanka, laakiin “runtii waxaan jeclahay joojinta dagaallada.”

Wuxuu intaas ku daray, “Waxaan jeclahay inaan joojiyo inay dadka dhintaan, waxaana badbaadiyay malaayiin qof.”

Waxaa xusid mudan in 15-kii iyo 16-kii Oktoobar ay dagaallo ka dhaceen Pakistan iyo Afgaanistaan, xilligaasoo labada dal ay sheegeen in uu midba midka kale u geystay khasaare naf iyo maalba leh.

WARARKII KALE

WHO oo ka dayrisay xaalada caafimaad ee Qaza

Madaxa ururka caafimaadka adduunka (WHO) ayaa sheegay in Qaza...

Fadhigii Golaha Shacabka oo markale kooram la’aan u baaqday

Fadhigii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa...

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay degmada Wanla-weyn ee G/Sh/Hoose

Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka dad shacab ah ku dilay...

Al-shabaab oo xalay dagaal ku qaaday Xudur iyo xubno lagu dilay dagaalka

Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku...

Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland

Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 10 2025

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles