Ukraine oo wajahaysa ‘jiilaalkii ugu adkaa’ tan iyo markii Ruushku kusoo qaaday duullaanka baaxadda leh

Ukraine ayaa wajahaysa “jiilaalkeedii ugu adkaa” tan iyo markii Ruushku uu kusoo qaaday duulaankii baaxadda weynaa sannadkii 2022-kii, sida uu BBC-da u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay.

Alexander De Croo, oo ah madaxa hay’adda horumarinta ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay inay jirto khatar ku saabsan “musiibo bini’aadamnimo” haddii weerarrada Ruushku ay sababaan in la waayo korontada iyo biyaha.

Isagoo ka hadlayay Ukraine, De Croo – oo ah sarkaalka saddexaad ee ugu sarreeya Qaramada Midoobay – ayaa ku eedeeyay Ruushka inuu si nidaamsan u bartilmaameedsanayo kaabayaasha tamarta ee dalka.

Wuxuu sheegay in hadda ay saacaddu ” is gureyso ” si loo hagaajiyo fiilooyinka korontada ka hor inta uusan jiilaalku dhicin oo heerkulku hoos u dhicin.

Ruushka iyo Yukrayn waxay sii xoojinayeen weerarrada cirka bilihii lasoo dhaafay, labaduba waxay beeninayeen inay si ula kac ah u bartilmaameedsanayaan kaabayaasha dhaqaalaha ee rayidka.

WARARKII KALE

DFS oo Cali Jeyte dalacsiisay xilli xiisadda Hiiraan ay sii xoogeysanayso

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan, hoggaamiyihii hore...

Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay dalabka hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab iyo Daacish ee gogosha wada-hadalka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Horjooge sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo lagu dilay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad, Qeybta...

Bangiga Adduunka oo ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed ee uu siiyo Muqdisho

Bangiga Adduunka ayaa ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed...

Deni oo la kulmay Safiirka Ingiriiska iyo arrimo xasaasi ah oo ay ka wadahadleen

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka...

Danjiraha Turkiga iyo Waare oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo gobolka

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles