Wasaaradda Qoyska & Xuquuqda oo qalab muhiim ah guddoonsiiyay Ururka Naafada Qaranka

Qaar kamid ah labada gole ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka oo loogu talagalay in ururka Nafada lagu guddoonsiiyo 300 oo gaari oo ah kuraasta ay adeegsadaan dadka naafada.

Xafladdaasi waxaa ka hadlay Xildhibaan Sahro C/laahi , Senator leyla Maax iyo  Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Maxamed Cismaan,kuwaas oo u mahadceliyay Hey’adda Qadar Charity oo ka shaqeysa arrimaha bulshada.

Guddoomiyaha Ururka Naafada Qaranka Maxamed C/lle Jaamac oo isna ka hadlay xafladdii wareejinta qalabkaasi ayaa u mahadceliyay Hey’addaQadar,isagoo codsaday in hey’addaasi ay gacan ka geysato badbaadinta carunta iyo kuwa darbiyo jiifka ah eku silcaya magaalooyinka

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles