Saturday, March 21, 2026

Wasiir Fiqi oo kulmay dhigiisa dalka Azerbaijan

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa Jimcihii magaalada Baku kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mr. Jeyhun Bayramov

Waxaa  uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.

Kulanka ayaa ahaa mid salka ku haya sidii loo dhisi lahaa hannaan wadajir ah oo looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga iyo horumarinta danaha wadaagga ah ee labada dal.

Waxaa si qoto-dheer looga wada hadlay arrimo dhowr ah oo heer gobol iyo heer caalami ah oo khuseeya danaha labada dhinac sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibeda ee Somalia.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo weerar afka ah ku qaaday Lafta Gareen

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan...

Xildhibaano ka tirsan BFS ee taageersan Lafta gareen oo eedeyn u jeediyay Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Buurhakaba

Xildhibaano iyo senatarro ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka...

Sidee looga Ciiday Magaalada Baydhabo?

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa boqolaal...

Ciidanka Jubbaland oo gacanta horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Wararka laga helayo degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose...

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo masuuliyiin kale oo salaada ciida ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles