Sidee looga Ciiday Magaalada Baydhabo?

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda kula tukaday salaadda Ciidul Fidriga Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha ayaa shacabka kala qeyb galay farxadda munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga, isagoo u diray hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed.

Wuxuu tilmaamay in Ciiddu ay tahay fursad lagu xoojiyo midnimada, is-jacaylka, iyo wadajirka bulshada.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in la adkeeyo nabadda iyo xasilloonida, si loo dardargeliyo horumarka iyo dib u dhiska deegaanada Koonfur Galbeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Aadan Madoobe oo la shiray saraakiisha ciidamada Qeybta 60-aad

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Golaha Mustaqbalka oo Dalabyo Caalami ah u Gudbiyay Beesha Caalamka iyo Q.M

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka ah...

ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles