Wednesday, March 4, 2026

Wasiir Xoosh oo balan qaad u sameeyay maamulka Waqooyi Barri ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ka hadlay xaflad ka dhacday magaalada Laas Caanood ayaa sheegay in dowladda fedetaalka ay gacan ka geysan doonto bixinta adeegyada lagama maarmaanka ah ee bulshada iyo kan maamulka ee Waqooyi Bari .

Wasiitku waxa uu ka waramay kaalinta dowladda federaalka ay ku laheyd taabagalinta maamulka Waqooyi Bari iyo ahmiyadda uu maamulkaan cusub u leeyahay midnimada qaranka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) waxa uu u rajeeyay maamulka cusub in ay door muuqda ku yeelan doonaan xasiloonida dalka iyo guud ahaan horumatka dadka iyo dalka.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles