Saturday, June 13, 2026

Wasiirka amniga Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu Hogaaminayey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wasiirka Amniga Gudaha koofur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed oo ay Wehliyaan Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey.

Wafdiga Wasiirka Amniga oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda Isaaq Maxamuud Mursal iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya Maxamed Aadan Maxamed.

Socdaalka Wufuud ayaa ah in ay ka qeybgalaan Munaasabada Xarag jarka Xarunta Cusub ee Wasaaradda Amniga Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

WARARKII KALE

Koofur galbeed oo soo saartay go’aano amni oo lagu sugayo Baydhabo

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Madaxweynaha Somaliland oo beri tagaya Israa’iil

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed...

Kenya oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab Ku Qaadday Saldhig Ku Yaalla Mandheera

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo...

FBI-da Oo Gacanta Ku Dhigtay Soomaali Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq Ka Badan $4 Milyan

Hay’adda Baarista Federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa shaacisay inay...

22 dal oo digniin wadajir ah u diray Iiraan`

Labaatan iyo laba dal, oo ay ku jiraan Mareykanka...

Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay saraakiisha Hirshabelle

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles