Wasiirka Amniga XFS oo booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska dalka Ciraaaq

Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo safar shaqo ku jooga magaalada Baqdaad ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska dalka Ciraaaq.

Booqashada Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinayay, Wasiirka Arrimaga Gudaha Ciraaq Sarreeye guud Cabdul Amir Al-Shammari iyo Safiirka dalkeenna Soomaaliya u jooga Dalka Ciraaq DR. Ridwaan Xirsi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles