Wednesday, February 25, 2026

Wasiirka Ganacsiga oo ka qeyb galay shir ka dhacay Kenya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA, isaga oo halkaas ku matalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka, oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhaqaale ee dalalka xubnaha ka ah COMESA, dardargelinta ganacsiga xorta ah, iyo hormarinta hal-abuurka dhijitaalka ah ee gobolka si loo gaaro koboc waara oo loo dhan yahay.

Ururka COMESA waa isku-tag ganacsi iyo dhaqaale oo ay ku mideysan yihiin 21 dal oo ka tirsan Bariga iyo Koonfurta Afrika.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles