Wednesday, July 22, 2026

Wefdiga Iiraan oo maanta tegaya Pakistan

Safiirka Iiraan u fadhiya Pakistan, Reza Amiri-Moghaddam, ayaa Khamiista maanta ah sheegay in wafdi ka socda dalkiisa ay Khamiista fiidkii soo gaari doonaan caasimadda Pakistan ee Islamabad si ay u yeeshaan wadahadallo lagu xallinayo dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil.

Safiirka ayaa qoraal uu soo dhigay bogga X ku yiri: “In kasta oo shaki laga qabo ra’yiga dadweynaha Iiraan oo ay ugu wacan tahay xadgudubyada soo noqnoqda ee xabbad joojinta ee ay Israa’iil ku sameysay..

wafdiga Iiraan ayaa caawa imanaya Islamabad si ay u yeeshaan wadahadallo dhab ah oo ku salaysan tobanka qodob ee ay soo jeedisay Iiraan.

WARARKII KALE

Mareykanka iyo Sacuudiga oo ku dhawaaqaya heshiiska tamarta nukliyeerka

Washington iyo Riyaad ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan...

Ilaalada Kacaanka Iran oo ku dhawaaqay weerarro ay ku beegsadeen saldhigyo Mareykanku leeyahay

Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegtay inay...

Kenya oo qirtay in dad loo karaantiilay cudurka Ebola

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa markii ugu...

Cameroon iyo Gabon oo ku Baaqay in la soo Afjaro Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

Dalalka Cameroon iyo Gabon ayaa ku baaqay in Midowga...

Baarlamaanka Turkiga oo Ansixiyay Kordhinta Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin uu soo gudbiyay Madaxweyne...

Booliska Itoobiya oo xiray 17 tuhmanayaal ah oo ku eedeysan tahriibinta dadka

Booliska dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles