Tuesday, March 3, 2026

Xaalada Caafimaad ee Sudan oo laga deyrinayo

Guddiga Badbaadinta Caalamiga ah ayaa ka digay in dalka Suudaan ay dagaalladu halakeeyeen uu “ qarka u saaran yahay ” masiibo caafimaad oo soo wajahda dadweynaha dalkaas, iyadoo daacuunka iyo cudurrada kale ee dilaaga ah ay sii baahayaan.

Muddo hal todobaad ah oo kaliya, wasaaradda caafimaadka ee Suudaan ayaa diiwaangelisay 172 qof oo u dhintay cudurka daacuunka, iyadoo xustay in inta badan kiisaska cusub laga diiwaan geliyay magaalada Khartoum, sida ay wasaaradda ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay barteeda facebook.

Dhakhaatiirta maxalliga ah oo soo xiganaya warbaahinta Suudaan ayaa ku warramay in weerarrada ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay sababeen koronto la’aan ka jirtay xarumaha biyaha lagu sifeeyo, taasoo dadka deegaanka ku qasabtay inay isticmaalaan biyo wasakhaysan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles