Wednesday, March 4, 2026

Xuutiyiinta Yemen oo markale hanjabaad culus u diray Somaliland

Hoggaamiyaha kooxda Xuuthiyiinta ee Yemen, Cabdul-Maalik al-Xuuthi, ayaa sheegay in ay si adag uga soo horjeedaan joogitaan kasta oo Israa’iil ay ku yeelato dhulka Soomaaliya, ha noqoto saldhig ciidan ama xarun kale oo rasmi ah.

Isagoo hadal ka jeedinayay TV-ga kooxda, Al-Xuuthi waxa uu tilmaamay in kooxdiisu ay u aragto arrintaasi mid halis ku ah amniga iyo xasilloonida gobolka, isla markaana ay qaadi karaan tallaabooyin millatari haddii ay helaan joogitaan Israa’iil oo ay gaari karaan.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gobolka Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika, kuwaas oo la xiriira loollanka istaraatiijiyadeed iyo isbeddellada ku socda isbahaysiyada caalamiga ah ka dib aqoonsigii Israel ee Somaliland.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles