50 qof oo ku geeriyooday xeebaha dalka Liibiya

Afartan iyo laba qof ayaa lagu soo waramayaa in la la’yahay, ka dib markii doon siday muhaajiriin ay ku degtay xeebaha Liibiya.

Toddoba qof ayaa la badbaadiyey, kadib lix maalmood oo ay ku dhex lumeen badda.

Sida ay sheegtay Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM), inta badan dadka doonta saarnaa ayaa u dhashay dalalka Suudaan, halka kuwa kalena ay ka yimaadeen Soomaaliya, Kameruun, iyo Nayjeeriya.

Waxaa la badbaadiyay kaliya toddobo nin – afar ka yimid Sudan, laba ka socotay Nigeria, iyo mid ka yimid Cameroon. Nasiib darro, 42 qof ayaa weli maqan waxaana loo malaynayaa inay dhinteen, kuwaas oo ay ku jiraan 29 ka yimid Sudan, siddeed ka soo jeeda Soomaaliya, saddex ka yimid Cameroon, iyo laba ka yimid Nigeria.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles