Fahad Yaasiin oo weerar culus ku qaaday MW Xasan Sheekh

Agaasimihii hore ee hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa digniin u diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku tilmamay inuusan cashar ka baran dhibaatada ay leedahay beegsiga siyaasiyiinta ka aragtida duwan.

Fahad ayaa sheegay inuu madaxweyne Xasan weligii ahaa hoggaamiye beegsada siyaasiyiinta dowladda dhaliilsan ama mucaaradka ah, waxaana uu intaas ku daray inuu muddo xileedkiisii hore uu ku kacay falal lagu beegsaday siyaasiyiin sida uu hadalka u dhigay.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu tusaale ahaan u soo qaatay weerarkii lagu dilay ilaalo madax hore, kaas oo dhacay saldhigga degmada Warta nabadda ee magaalada Muqdisho, waxaana uu aad ugu dhaliilay adaxweyne Xasan inuu ilowsan yahay falalka uu sameeyay ee uu kula kacay dadka ka aragtida duwan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Aadan Madoobe oo la shiray saraakiisha ciidamada Qeybta 60-aad

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Golaha Mustaqbalka oo Dalabyo Caalami ah u Gudbiyay Beesha Caalamka iyo Q.M

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka ah...

ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles