Friday, May 1, 2026

Maamulka Waqooyi Bari oo beeniyay in Al-shabaab ay ku sugan yihiin deegaanadeeda

Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in aysan jirin wax raad ah, saldhig ama joogitaan kooxo argagixiso oo ka jira guud ahaan deegaannadeeda.

Qoraal ka soo baxay Ciidanka Booliska Waqooyi Bari ayaa lagu ku beeniyay muuqaal lagu faafiyey baraha bulshada oo ay ka soo muuqdeen koox wejiyada duubtay oo sheegtay in ay ku sugan yihiin Laascaanood, ayna ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Ciidanka Booliska Waqooyi Bari waxa uu xusay in uu xaqiijiyay in muuqaalkaas lagu farsameeyey Garaadka Macmalka Ah (AI) looguna talagalay sumcad-dil, cabsigelin bulsho, iyo marin-habaabin amni oo ka dhan ah magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada Waqooyi Bari.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Cutubkii ugu horeeyey Ciidanka Masar oo ku soo wajahan Somalia

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in cutubkii ugu horreeyay...

Wasiiro, siyaasiyiin & Xildhibaano ku qulqulaya Baydhabo

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ay...

Iran oo xoojisay awoodeeda Milateri, lana soo baxday hub cusub

Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa baahisay warbixin...

Soomaali Mindi ku weeraray dad Yuhuud ah oo dacwad lagu soo oogay

Ciise Suleiman ayaa lagu soo oogay dacwad isku day...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles