Xukuumadda Soomaaliya oo qeylo dhaan ka muujisay Abaarta ka jirta dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya oo maalin ka hor sheegtay in dowladda Turkiga ay ciidamada xoogga dalka u keentay diyaaradaha dagaalka F-16, ayaa caawa beenisay warkaas.

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo warkii hore sheegay ayaa hadana beeniyay isaga oo xusay in warkiisii hore khalad loo fahmay oo diyaaradahaas uu leeyahay Turkiga.

Diyaaradaha F-16 ayaa 3-dii bishan Febraayo lagu arkay hawada magaalada Muqdisho, kaas oo ka kacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Turkiga wuxuu magaalada Muqdisho ku leedahay saldhigga ugu weyn ee dalkiisa ka baxsan, sidoo kale wuxuu shidaal baaris ka wadaa xeebaha koonfurta Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles