Saturday, February 14, 2026

Hogaamiyaha Jarmalka oo qiray in ay kala qeybsan yihiin Yurub iyo Mareykanka

Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa ka digay shir weyn oo amni in nidaamkii caalamiga ahaa ee ku dhisnaa xeerarka “uusan hadda jirin.”

Isagoo furayay shirka amniga ee Munich, Merz wuxuu u sheegay hoggaamiyeyaasha adduunka in “xorriyaddeennu aysan dammaanad ahayn” xilli ay awoodaha waaweyn si toos ah u tartamayaan, wuxuuna sheegay in rreer Yurub ay tahay inay diyaar u noqdaan “naf-hurnnimo.”

Hogaamiyaha Jarmalka ayaa sidoo kale qiray inuu jiro “kala qaybsanaan qoto dheer oo u dhexeysa Yurub iyo Mareykanka.”

Shirkan amniga ayaa ku soo beegmaya iyadoo Donald Trump uu ku hanjabay inuu ku darayo Greenland, taas oo khatar gelinaysa madaxbannaanida Denmark ee ku saabsan dhulka Arctic-ka, isla markaana uu canshuuro saari doono badeecooyinka ka yimaada dalalka Yurub.

WARARKII KALE

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu tanaasul la yimaado

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay...

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo ka furmay Itoobiya

Shir.madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika ayaa maanta ka fumay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo sii wadaya doodda wax ka beddelka Dastuurka

Xildhibaanada muxaafadka ah ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka...

Kulamo siyaasadeed oo xalay ka dhacay Muqidsho

Kulamo siyaasadeed oo kala duwan ayaa xalay ka dhacay...

RW Xamsa oo qaylo u diray Beesha Calaamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles