Monday, July 27, 2026

Soomaaliya oo loogu dabaal degayo Maalinta Koowaad ee ciidul Fitriga

Waxaa maanta inta badan laga Ciidayaa dunida Muslimka ah maalinta koowaad ee Ciidul fitriga kadib markii xalay lagu dhawaaqay in la arkay bilashada bisha Soonfureed ee Shawaal meelo badan oo ka mid ah dalalka Islaamka.

Soomaaliya ayaa waxay ka mid tahay dalalka Islaamka ah ee maanta sida weyn looga Ciidayo, waxaana wadooyinka Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka intooda badan lagu arkayaa dadweyne u badan dhalinyaro iyo caruur lugeynaya, islamarkaana u dabaal degaya maalintaan qiimaha badan.

Magaalooyinka qaar Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa saakay Salaada Ciida kula tukaday boqolaal dadweyne ah masaajidda ku yaala Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee gobolada dalka.

Dadka ayaa bilaabay inay tagaan goobaha dalxiska.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Milateriga Sudan oo shaaciyey guul ay gaareen

Ciidanka Suudaan ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen...

Iiraan oo u yeertay Safiirka Faransiiska u fadhiya Tehraan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa ku dhawaaqday in...

Golaha Mustaqbalka oo Fariin Culus u diray dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) ayaa warqad furan...

Uganda oo ku biirtay dalalka ku tartamaya codka Soomaaliya ee u sharraxan Xilka Xoghayaha Guud ee Q.M

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah ugu biirtay tartanka...

Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya Kadib Wasiirro laga hor Istaagay Nairobi

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles