Friday, July 31, 2026

Diyaarad ku burburtay xadka Peru

Mas’uuliyiinta dalka Colombia ayaa sheegay in 66 askari ay dhinteen kadib markii diyaarad ciidan oo nooceedu ahaa C-130 ay ku burburtay meel u dhow xadka Peru.

125 askari iyo shaqaale ayaa saarnaa diyaaradda.

Dad badan ayaa ku dhaawacmay shilka, qaar ayaana lagu soo warramayaa in dhaawacoodu uu daranyaha.

Waxaa socda gurmad iyo dadaalo xooggan oo ay wadaan laamaha ammaanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 30 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

M/weyne Xasan Shiikh oo shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Taliye Shub oo hanjabaad culus u diray Aadan Madoobe

Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Taliyaha ciidamada Africom

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la...

Muhoozi oo ugu baaqay dalalka AUSSOM inay mideeyaan dadaallada

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda (CDF), General Muhoozi...

MW Xasan Sheekh oo maanta la kulmaya Taliyaha AFRICOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles