Monday, July 27, 2026

Axmed Madoobe oo Hambalyo u diray Hoggaanka KGS

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cali Siciid Fiqi.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu la garab galo mas’uuliyadda culus ee ay qaadeen, isla markaana ku asturo xil gudasho hufan, caddaalad iyo horumar ay gaarsiiyaan shacabka Koonfur Galbeed.

WARARKII KALE

Golaha Mustaqbalka oo Fariin Culus u diray dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) ayaa warqad furan...

Uganda oo ku biirtay dalalka ku tartamaya codka Soomaaliya ee u sharraxan Xilka Xoghayaha Guud ee Q.M

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah ugu biirtay tartanka...

Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya Kadib Wasiirro laga hor Istaagay Nairobi

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u...

Baarlamaanka WQB oo Dalbaday in Maxkamad la Horgeeyo Maxaabiistii lagu qabtay Dagaalkii Goojacadde

Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray...

Iran oo hanjabaad u dirtay Ukraine

Ebrahim Azizi, madaxa Guddiga Amniga Qaranka ee Baarlamaanka Iiraan,...

Weerarada Xuutiyiinta oo saameyn ku yeeshay ganacsiga Maraakiibta

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in, sida ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles