Wednesday, July 22, 2026

Wadahadalada Iran iyo Mareykanka oo maanta furmaya

Ra’iisul wasaaraha Pakistan ayaa sheegay in wadahadallada nabadeed ee Mareykanka iyo Iran ee la qorsheeyay in lagu qabto Islamabad Sabtida ay noqon doonto “fursad masiiri ah” si xal looga gaaro dagaalka.

Shahbaz Sharif ayaa khudbad uu ka jeediyay telefishinka ku sheegay in wakiilo ka socda labada dal ay ku sugnaan doonaan Islamabad maanta si ay u bilaabaan wada xaajoodyada.

Waxa uu sheegay in kulanka uu yahay mid aysan ku faani karin Pakistan oo kaliya, balse uu yahay mid loogu faano dunida Muslimka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dad ka ganacsada carruurta yaryar oo xukunno lagu riday

Sagaal iyo toban qof ayaa dalka Indonesia lagu helay...

Ruushka oo gantaallo ku riday meel u dhow dalka Ingiriiska iyo UK oo dhaqdhaqaaqyo bilowday

Markab dagaal oo Ruushku leeyahay ayaa sameeyay tijaabooyin lagu...

Mareykanka oo Iiraan kala kulmaya weerarro khasaare badan gaustay

Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in ku...

Dowladda Kuweyt oo qiratay in xaruumo ay Iiraan ka wareertay

Dowladda Kuweyt ayaa xaqiijisay in warshaddeeda biyaha iyo xarunteeda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles