Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa xaqiijiyay warbixintii Shehbaz Sharif ee ahayd in Maraykanka iyo Iiraan ay gaareen heshiis.
Trump ayaa ku qoray bartiisa Truth Social:
“Heshiiskii aan la galnay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan hadda waa la dhammeystiray.”
Wuxuu intaas ku daray:“Waxaan si buuxda u oggolaaday in marinka badda ee Hormuz loo furo si xor ah oo aan wax lacag ah lagu soo rogin, isla markaana waxaan oggolaaday in si degdeg ah loo qaado go’doomintii badda ee ay saareen Ciidamada Badda ee Maraykanka.”
Trump ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay:“Maraakiibta aduunkow matoorradiinna shida. Shidaalkana ha socoto


