Trump oo weerar afka ah ku qaaday Netanyahu

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Israa’iil ay la dagaalamaysay Xisbullah “in badan dad badana la dilayo”.

Mar la waydiiyay in uu ka niyad jabsan yahay ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, Trump waxa uu sheegay in ay “xiriir weyn leeyihiin” balse waxa uu intaa ku daray in “ay tahay in uu mas’uul ka noqdo Lubnaan”.

“Ma aanan jeclayn in uu weerar ku qaaday…ka badbadis ayay ahayd,” ayuu yiri Trump.

Xog: Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay Beirut ayaa cadaadis saaray isku dayga lagu doonayay in lagu gaaro heshiis lagu soo afjarayo dagaalka sabtidii iyo axadii la soo dhaafay, iyadoo Trump uu xilligaas yiri: “Yeynan afuufin”

“Maraykanka la’aanteed, Israa’iil ma jiri lahayn… ma jiro madaxweyne kale oo diyaar u ahaa inuu sameeyo waxaan u sameeyay,” ayuu raaciyay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles