Tuesday, June 23, 2026

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay waddo oo Interlock

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax-dhigay 20-waddo oo Interlock ah, taasi oo laga hirgelinaayo Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan.

Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani Maxamed ayaa sheegay in Maamulkiisa oo kaashanaaya bulshada ay si isku tashi ah ku dhisanayaan waddooyinka xaafadaha, maadaama dhibaato dhinaca isku socodka ah ay ku qabaan bulshada.

Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay Maamulka iyo Shacabka Degmada Kaaraan doorkooda ku aadan dhismaha waddooyinka, asigoona balan qaaday in uu gacan ka geysan doonno wax weliba oo lagu horumarinaayo dhismaha kaabayaasha isku socodka bulshada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

R/wasaaraha UK oo is casilay

Raysal wasaaraha UK Keir Starmer ayaa sheegay inuu iska...

Booliska oo xiray Laba eedeysane oo TikTok ku Faafinayay Anshax-Xumo

Ciidanka Booliska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Garasbaaley, ayaa fuliyay...

 Wasiir Fiqi: “Cadowga Soomaaliya iyo Gooni-u-goosadku Ma guulaysan doonaan”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in...

Kenya oo Ciidamo Cusub u diyaarisay Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa soo gabagabeeyay tababar adag...

DF oo Cambaareysay Xadgudub loo geystay Gabar Soomaaliyeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay fal...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles