Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda, shacabka aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo qoyska uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wasiirkii Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti Marxuum Hassan Omar Mohamed.

Madaxweynaha ayaa xusay in marxuumku uu ahaa masuul qaran oo door muuqda ka soo qaatay horumarinta hay’adaha difaaca, adkeynta amniga iyo xoojinta doorka Jamhuuriyadda Jabuuti ee nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika, isaga oo si dhow uga qeyb qaatay dadaallada lagu taageerayo Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa adkeeyey in Soomaaliya ay garab taagan tahay Jamhuuriyadda Jabuuti xilligan murugada leh, isaga oo tilmaamay xiriirka qotoda dheer ee walaalnimo, iskaashi iyo wax wa

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Soomaaliya oo guddoomisay shirkii ugu horreeyay ee Wasiirrada Ganacsiga dalalka ku midoobay hin dindisaha geeska Afrika

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS, Mudane Danjire Gamal Maxamed...

DF oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku...

Jubbaland oo qaadacday Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jubaland iyo Guddiga...

Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu cadaadinayo tagista Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada...

Israa’iil oo ka digtay inay tallaabo aargoosi ah qaadi doonto haddii UK ay cunaqabatayn soo rogto

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa uga digay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles