Saturday, March 14, 2026

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Masar kula kulmay dhiggiisa

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiggaa XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka Masar  Abdul Majeed Saqr.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar.

Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa ee AUSSOM kaaas oo Soomaaliya ka bilowday koowda bishaan Janaayo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles