Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar usoo xiray dufacadaha 11-aad iyo 12-aad ee ciidanka Boolis-ka Puntland, kuwaa oo ku soo kala tababartay dugsiyada Tababarka ee Carmo iyo Godod.

Ciidamadan tababarka loo soo xiray ayaa ka mid noqonaya ciidanka Dibu dhiska lagu sameynayo ciidanka Birmadka Booliska Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa ciidanka ku dhiirrigeliyey inay si hagar la’aan ah ugu adeegaan Puntland, una gutaan waajibaadkooda qaran.

Tababarkan ayaa muujinaya muhiimadda ay Puntland siinayso tayeynta, tababarka iyo kor u qaadista awoodda Ciidanka Puntland

WARARKII KALE

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles