Tuesday, May 5, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo Tababar U Soo Xiray Dufcadii 2-AAD EE Darawiishta Maamulka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo xiray tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle kuwaas oo qeyb ka noqonaya Booliiska Hirshabeelle.

Munaasabadda tababarka lagusoo gabogabeynayey waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa kula dardaarmay ku dhawaad 300 oo askari ee maanta tababarka loosoo afmeeray in ay dhowraan sharafka iyo karaamada shacabka Hirshabeelle.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mucaaradka oo Muqdisho uga Doodaya Nidaam Doorasho oo Cusub

Golaha Mustaqbalka iyo siyaasiyiin kale oo mucaarad ah oo...

Wasiir hore Fardowsa Cismaan oo iska casishay xil ka tirsan Xisbiga MW ee JSP

Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cismaan...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu...

Ciidamada Itoobiya oo loogu digay inay ku milmaan arrimaha siyaasada Soomaaliya

Taliyaha Ciidamada Dhulka ee Ethiopia ayaa farriin u diray...

Iiraan oo ka digtay faragelin Mareykan ah oo ka dhacda Marinka Hormuz

Mas’uul sare oo ka tirsan Iran ayaa Isniintii ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles