Puntland oo sheegtay in ay u diyaar garowday ka hortaga Cudurka Ebola

Kadib markii dowladda Kenya xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay cudurka Ebola oo qof ugu geeriyooday magaalada Nairobi, ayaa Puntland soo saartay digniin la xiriirta cudurkaas.

Bayaan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay in Puntland si dhow ula socota xaaladda cudurka Ebola, balse aan ilaa hadda la xaqiijin wax kiis ah.

Puntland waxay ugu baaqday dadweynaha in qof kasta oo isku arka qandho, daal baran, madax xanuun, muruq xanuun, matag, dhuban ama dhiig bax uu si degdeg ah ula xiriiro xarunta caafimaad ee ugu dhow.

Puntland waxay tilmaantay in ay xoojinayso tallaabooyinka digaargarow, ogaanshaha hore iyo jawaabaha degdeg ah ee la xiriira ka hortagga cudurka faafa ee Ebola.

WARARKII KALE

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb...

Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay

Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...

Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...

Xuutiyiinta oo weerarro ku beegsaday garoomo diyaaradeed oo Sacuudiga ku yaalla

Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles