Weerarkii mindida loo adeegsaday ee Jilaaga Sayf Cali Khaan oo nin loo qabtay

Booliiska magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa xabsiga dhigay nin lala xiriinayo in uu minddi ku weeraray Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka Sayf Cali Khaan. Khaan waa mid ka mid ah xidigaha ugu caansan Hindiya, iyadoo dhawaan la geliyay mindi kadib markii gurigiisa lagu weerarary.

Weerarka Jilaaga lagu qaaday ayaa taageerayaashiisu aad uga naxeen, waxaana wararku sheegayaan in hadda uu soo kabanayo kadib qalliin lagu sameeyay.

Axaddii booliiska ayaa sheegay in ay xireen ninka shakiga badan laga qabo oo lagu magacaabo Maxamed Shariif Islaam.

Booliiska ayaa intaa ku daray in ninkaan uu yahay muwaadin u dhashay dalka Bangladesh kaasoo si sharci darro ah ku jooga dalkaas. Qareenka ninkaan la qabtay ayaa beeniyay eedaha loo soo jeediyay ee ah inuu Sayf Cali Khaan weeraray.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Ciidanka Lafta gareen oo la wareegay Qansaxdheere

Ciidamada Taabacsan Lafta Gareen ayaa maanta dib ula wareegay...

Al-Shabaab oo dad ku laayay Hiiraan iyo dagaal ka socda Tardo

Wararka laga helayo deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa...

Ammaanka Baydhabo oo la adkeeyay iyo diyaar-garowga shirka oo socda

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo...

Mareykanka oo xiray wiil Soomaali ah oo weerar ka fulin rabay Minnesota

Hay’adaha ammaanka Mareykanka ayaa xiray Sheikhdoon Cabdullaahi Maxamuud, oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles