Monday, August 17, 2026

Safiirka cusub ee Soomaaliya ee India oo laga gudoomay warqaaha danjrinimo

Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Dr Cabdullahi Maxamed Odawaa ayaa warqadaha aqoonsiga Danjironimo u gudbiyey Madaxwaynaha dalka Hindiya Droupadi Murmu.

Munaasabadan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Hindiya ( Rashtrapati Bhavan), ayaa waxay ka koobneyd munaasabadaha gudbinta warqadaha aqoonsiga iyo isxog wareysi labada dhinaca.

Madaxwaynaha Hindiya ayaa si balaaran uga hadashay xiriirka Taariikhiga ee u dhaxeeya labada bulsho iyo labada dawladood, iyo sidey Hindiya uga go’antahay sii xoojinta xidhiidhkaas.

Dhinaciisa Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona India oo ay wahelinayaan qaar ka mida diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa balan qaaday inuu mudada uu xilka hayo, ka shaqayn doono sidii kor loogu sii qaadi lahaa xiriirka Labada dal.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles