Cali Guudlaawe oo tagay furimaha dagaalka ee G/Sh/Dhexe

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)  ayaa weli ku sugan furimaha dagaalka waxana uu maanta kormeeray aagagga Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.

Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo hoggaanka xaq-u-dirirka deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday Khawaarijta baxsadka ah.

“Hirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halka waa rejada shacabka Soomaaliyeed ee ah inaan ka adkaano Khawaarijta.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha maamulka  Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay khaarijinta horjoogayaal badan oo uu ka mid yahay Yuusuf Dhagnaas guul howlgalka dabar-goynta Khawaarijta.

WARARKII KALE

Puntland oo la wareegaysa Hubka iyo Gaadiidka dagaal ee Aan Oggolaansho lahayn

Maamulka Puntland ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu...

Mareykanka iyo Iraan oo is-weydaarsaday duqeymo

Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay inuu soo...

Duqeyn Culus oo xalay ka dhacay duleedka Baydhabo

Duqeyn dhanka cirka ah ayaa xalay laga fuliyey deegaanka...

Israa’iil oo gacanta ku dhigtay hoggaamiye sare oo ka tirsan Xamaas kaddib hawlgal ka dhacay Gaza

Israa’iil ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay hoggaamiye sare...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles