Hay’adda NISA oo bur burisay Buunddo marin muhiim ah u ahayd AS

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo ay ka soo gudbeen AS ka dagaalantay Gobolka Shabeellaha Dhexe, taas oo ku taalla deegaanka Aw-baalle.

Howlgalkan oo lagu bur-buriyay gaadiid dagaal ayaa sidoo kale, lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad qorsheynayay in ay Buundada ka gudbaan si ay u gacansiiyaan maleeshiyaadkooda firxadka ah.

WARARKII KALE

Puntland oo la wareegaysa Hubka iyo Gaadiidka dagaal ee Aan Oggolaansho lahayn

Maamulka Puntland ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu...

Mareykanka iyo Iraan oo is-weydaarsaday duqeymo

Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay inuu soo...

Duqeyn Culus oo xalay ka dhacay duleedka Baydhabo

Duqeyn dhanka cirka ah ayaa xalay laga fuliyey deegaanka...

Israa’iil oo gacanta ku dhigtay hoggaamiye sare oo ka tirsan Xamaas kaddib hawlgal ka dhacay Gaza

Israa’iil ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay hoggaamiye sare...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles