Thursday, June 18, 2026

Sacuudiga oo ku dhawaaqay inay Berri tahay Maalinta koowaaad ee Ciida

War kasoo baxay Maxkamada Sare ee dalka Sacuudiga ayaa lagu shaaciyay in Axad Berito ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciidul-fidriga,isla markaana laga arkay meel ka mid ah dalkaas.

Bayaan kasoo baxay Maxkamada Sare lagana siidaayay tv-yada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in beri la ciidayo Maalinta koowaad,kadib markii ay arkeen dad la hubo iyo Markhaatiyaal lagu kalsoon yahay.

Wadamo badan oo ka mid ah Qaarada Aasia ayaa saacado ka hor ku dhawaaqay inay waayeen Bisha Shawaal,isla markaana Beri ay dhameystirayan 30-ka Bisha Ramadaan.

Soomaaliya marka loo fiiriyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa laga sugayaa inay soo saarto Go’aanka ugu dambeeya,iyada oo ay waday baadi-goobka Bisha Shawaal.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 18 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Cambaareeyay Safarka Cirro ee Qudus

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si adag...

IGAD oo ka digtay Safaaradda Somaliland ee Qudus

Urur-goboleedka IGAD ayaa markale ku celiyay taageerada uu u...

Baarlamaanka oo dib loo furi doono iyo Xasan Sheekh iyo guddoonka oo kulmay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa...

Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad...

Trump “Ma Ahayn Mid Fudud” Isagoo Saxiixayay Heshiiska Ku-meelgaarka ah ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in heshiiska ku-meelgaarka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles