Hoobiyaal lagu garaacay madaxtooyada Soomaaliya iyo khasaaraha ka dhashay

Waxaa Tiro Hoobiyeyaal ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Somalia iyadoo Saaka ay xiran yihiin Wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda.

Tirada Hoobiyeyaasha ayaa la xaqiijiyey inay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada sigaara Xaafada udhow.

Weerarkan hoobiyayaasha ah ayaa waxaa ka dhashay khasaare kaal duwan, waxaana wararka qaar ay tilmaamayaan in lagu garaacay goobta.

Ilaa iyo seddex jug ayaa la sheegay inay ku dhaceen xaafadaha ka agdhow madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jiro khasaare soo gaaray dad shacabka ah.

Hoobiyeyaasha ayaa qaarkooda ku dhacay degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley ee gobolka Banaadir.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda, laakin weerarrada noocaan ah ee ka dhaca Muqdisho ayaa inta badan waxaa masuuliyaddooda sheegta Al-Shabaab.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka Dowladda Soomaaliya.

WARARKII KALE

Farmaajo“Hadalkii uu xalay jeediyey Xasan Sheekh waxay muujinayaa inuu rabo Dagaal Sokeeye”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si...

Masar oo fariin adag u dirtay Itoobiya

Masar oo si dadban fariin hanjabaada ugu direysa Itoobiya...

Xasan Sheekh”Cid gurigiisa lagu weerarayo ma jirto”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii...

XFS oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhawaan gogol wadatashi uu u fidin doono siyaasiyiinta mucaaradka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac,...

Sarkaal Sacuudi ah oo eedey culus u jeediyey Iiraan

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudiga ayaa...

Trump oo sheegay inuusan hubka nukliyeerka u adeegsan doonin Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan hubka nukliyeerka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles