Tuesday, August 18, 2026

Ciidamada dowladda oo la wareegay Ruun-nirgood

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa la wareegay ku heynta degmada Ruun-nirgood iyo ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib weerar qorsheysan oo halkaasi lagu qaaday.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Dawlada iny aysan la wareegin Degmada Runirgood, islamarkaana ay Hawlagllo ay ka wadaan gudaha degmad, iyadoo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isaga baxeen degmadaasi.

Guddoomiyaha degmada Ruun-Nirgood Muxudiin Maxamuud Kulmiye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay haataan Halwgallo ka wadaan degmada Ruun-nirgood ee gobolka shabeelada Dhexe , kaas oo amniga lagu sugayo.

Dowladda Federaalka ayaa wada Guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ‘ waxaana la qorsheeynayaa sidii ciidamada dawladaa Federaalka ay ula wareegi lahaayeen Dhammaan degaanada Alshabaab ay joogaan gobolada dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles