Sunday, March 1, 2026

Diyaarada Egypt Air oo maanta bilaabaysa duulimaadkeedii ugu horeeyey ee Soomaaliya.

Diyaarada Egypt Air ayaan maanta bilaabaysa duulimaadkeedii ugu horeeyey ee Soomaaliya. Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayay saacadaha soo socda ka degi doontaa.

Wasiirka arrimaha dibada Masar Sameh Shoukry  oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dalkiisa ayaa safarka duulimaadka diyaaradeed lagu daahfurayo ku tagaya Jabuuti & Muqdisho.

Waxay kulamo la yeelan doonaa dhigiisa labadda dal, sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha dibada ee Masar.

Labo munaasabadood oo lagu qabanayo garoomadaha diyaaradaha ee Jabuuti & Muqdisho ayuu ka qeybgali doonaa, iyadoo ay shirkada diyaaradaha ee Masar ay bilaabayso duulimaadkeeda isku xiraya Qaahira, Jabuuti & Muqdisho.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles