Monday, July 27, 2026

Ruushka oo soo riday diyaarada F-16 ee Mareykanka sameeyay

Ciidamada milatariga Ruushka, ayaa shalay ku guuleestay in ay soo ridaan diyaarada nuuca dagaalka ee F-16, diyaaradan oo Mareykanka sameeyay ayey ku taageereen milatariga dalka Ukraine, si ay ugu adeegsdaaan dagaalka ay kula jiraan Ruushka.

Warbaahina caalamka ugu afdheer qaarkood ayaa ku warramay in ciidamada Ruushka ku soo rideen diyaarada F-16  nidaamka difaac S-400 ama gantaalka R-37, waxa ayna soo riditaanka diyaaradan niyadjab xooggan ku tahay Mareykanka iyo Ukraine.

Diyaaradan lasoo riday , ayaa la xaqiijiyay in uu  ku dhintay duuliyihii diyaaradda waday oo Pavel Ivanov oo 26 jir ahaa, mana jiro faahfaahino badan oo milatariga dalka Ukraine ka bixiyay diyaaradan lasoo riday iyo sida ay u dhacday .

Milatariga Ruushka , ayaa horey u sheegay im ay soo rideen diyaarad kale oo nuuca F-16, waxaana diyaaradan shalay ay soo rideen noqoneysa tii labaad diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee F-16 oo lagu soo rido gudaha dalka Ukraine.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Milateriga Sudan oo shaaciyey guul ay gaareen

Ciidanka Suudaan ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen...

Iiraan oo u yeertay Safiirka Faransiiska u fadhiya Tehraan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa ku dhawaaqday in...

Golaha Mustaqbalka oo Fariin Culus u diray dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) ayaa warqad furan...

Uganda oo ku biirtay dalalka ku tartamaya codka Soomaaliya ee u sharraxan Xilka Xoghayaha Guud ee Q.M

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah ugu biirtay tartanka...

Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya Kadib Wasiirro laga hor Istaagay Nairobi

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles