Sunday, July 26, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray deeganka Sumadaalle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Guudlawe Hussien oo wado dardargelinta iyo abaabulka howlgalka dabar-goynta AS ayaa booqday aagga Sumadaalle oo ay ku sugan yihiin ciidamada qalabka sida iyo xaq-u-dirirka deegaanka.

Ugu horreyn Madaxweynaha ayaa goobta kulan kula qaatay saraakiisha waxaana lagu gorfeeyay sida ay suuragal ku tahay duullaan mid ah oo lagu qaado AS.

“Waxaan ku kalsoonahay xeeladda iyo tababarka aad qabtaan. AS iyo kalkaal waan ka adkaaneynaa maalmaha soo socda haddii uu Alle idmo.”

Hirshabeelle, waxaa ka go’an in lagu wiiqo awood walba ay halkan isugu keentay AS.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn u mahadceliyay saraakiisha iyo horjoogayaasha xaq-u-dirirka deegaanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

Mareykanka oo Soomaaliya iyo Eritrea kala hadlaya Amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Dowladda Mareykanka ayaa billowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles