Sunday, July 26, 2026

Weerar ku billowday qaraxyo oo saaka lagu qaaday Aadan Yabaal

Maleeshiyaadka AL-shabaab ayaa saaka weerar saddex jiho ah ku qaaday Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Weerarka ayaa marka hore ku bilowday qaraxyo, kadibna waxaa xigay dagaal toos oo dhexmaraya ciidamada xoogga iyo Al-shabaab.

Dagaal xoogan ayaa waqtigaan ka socda banaanka hore ee degmada  Aadan Yabaal, iyadoo weerarka uu ku bilowday Qaraxyo waaweyn.

Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa wali iska caabinaya weerarka ay soo qaadeen Al-shabaab Waxaana warar kala duwan sheegayaan in hub culus laga maqlayo gudaha iyo banaanka degmada Adan Yabaal

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka ka socda degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

Mareykanka oo Soomaaliya iyo Eritrea kala hadlaya Amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Dowladda Mareykanka ayaa billowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles