Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iy Xasilinta

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka  Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway oo sidoo kale ah, Isuduwaha Hawlaha Bani’aadamnimada ee xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Kulanka ayaa looga hadlay Mashaariicda horumarin ee Qaramada Midoobey ay fuliso, si gaar ah waxaa muhiimada loo siiyay arrimaha bini’aadantinimada iyo xasiloonida.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyay Qaramada Midoobey Taageerada ay siiso dadka Soomaaliyeed .

Sidoo kale Isku duwaha ayaa balan qaaday inuu ka shaqeyno siddii loo xoojin lahaa taageerada ay siiyaan maamulka Puntland, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan siddii gargaar loo gaarsiin lahaa qoysaska danta yar ee ku soo barakacay magaalooyinka Puntland.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo ballanqaadday in dib loo dhisi doono buundada Baardheere

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal...

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay duleedka Afmadow

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay duleedka...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta oo Qaahira ku shiraya

Waxaa maanta magaalada Qaahira ka furmaya shirka Wasiirrada Arrimaha...

Wada-hadallo lagu mideynayo mucaaradka oo u socda Deni, Farmaajo, Khayre, Cumar Cabdirashiid iyo CCW

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wada-hadallo hoose ay...

DFS oo raalligelin ka Bixisay dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Faarax...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles