Ukraine oo ka burburtay diyaarad uu siiyay Mareykanka

Ukraine ayaa sheegtay in ay burburtay mid ka mid ah diyaaradaha casriga ah ee dagaalka ee F16 ee Maraykanka lagu sameeyo, kadib shil diyaaradeed oo dhacay.

Waxa ay sheegtay in duuliyihii diyaaradda uu badbaaday, dhacdadana aysan u muuqan mid ka dhalatay weerar uu Ruushka soo qaaday.

Diyaaraddan ayaa la sheegay inay soo ridday saddex bartilmaameed intii ay hawada ku jirtay ka hor inta aysan burburin.

Xaaladda duuliyaha diyaaradda waday ayaa la sheegay inay wanaagsantahay.

Diyaaradda nooceedu yahay F16, ayaa noqoneysa diyaaraddii abaad oo ay Ukraine ka burburto tan iyo markii ay sanadkii hore ay diyaaradahan ugu deeqeen saaxibadooda Mareykanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles