Wednesday, April 29, 2026

Howlgalka Midowga Africa AUSSOM oo ka hadlay Ciidamada Burundi ee ka baxay Xawaadley

Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Burundi ee ku sugnaa Saldhigga deegaanka Xawaadley laga daadgureeyay kadib daadad culus oo ku dhuftay deegaankaas, waxaa ayna ka hadleen diyaarad Helicopter oo ku dhacday deegaankaasi.

“Dhamaan ciidamada iyo shaqaalaha diyaaradda ayaa si buuxda loogu daadgureeyay saldhig milatari oo u dhaw goobta, mana jirto wax dhaawac ama khasaare ah oo la soo wariyay,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka AUSSOM.

Kareem Adebayo, oo ah Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya (SRCC), ayaa ammaan u jeediyay ciidamada Burundi ee ka tirsan AUSSOM, isagoo sheegay:

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles