Madaxweynaha Kenya ayaa Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Magacaabay 11 Wasiir, kadib markii u dhawaan kala diray golihiisii Wasiirada , Wasiirada la Magacaabay ayaa Markale waxa ka soo dhex muuqaday Wasiirkii hore ee Difaaca Aadan Bare Ducaale oo Markii Labaad isla Wasaarada Difaaca loo Magaacabay iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Kithure Kindiki .

Liiska Wasiirada Cusub Iyo Wasaarada loo kala Magacaabay ayaa sidan u dhigan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha: Kithure Kindiki

Wasiirka Difaaca : Aadan Bare Ducaale

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Jidadka : Davis Chirchir

Wasiirka Isbedelka Cimilada iyo Gaadiidka : Soipan Tuya

Wasiirka Biyaha iyo Waraabka : Eric Muga

Wasiirka Beeraha iyo Xoolaha: Andrew Muhia Karanja

Wasiirka Hawlaha Guud : Alice Wahome

Wasiirka Isgaadhsiinta : Dr Margaret Ndungu

Wasiirka Caafimaadka : Debra Mulongo Barasa

Wasiirka Waxbarashada : Julius Migosi

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Gedo:’Muxuu daaran yahay Safarka Taliyaha Ciidanka Lugta ee ku tagay Baardheere?

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka...

Soomaaliya oo si adag u Cambaareysay soo noqoshada Burcad-badeedda

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo...

DFS oo shaacisay magacyada xubnihii Al-shabaab ee lagu dilay Howlgalkii Buula-Fulaay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay...

Israa’iil oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Somaliland, Qatar, Masar iyo Urdun

Golaha Amniga Qaranka Israa’iil ayaa muwaadiniinta dalkaasi uga digay...

Sheekh Cali Wajiis “Cid Kasta oo Dowlad La Dagaallanta Waa Argagixiso, Waana in la dilo”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada magaalada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles