Tuesday, July 21, 2026

Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay rag ku eedeysan Burcadnimo

Ciidanka Boliiska Qeybta Guud gaar ahaan Saldhigga Boliiska Warta Nanada ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan falal burcadnimo hubeysan

Raggan ayaa sidoo kale lala soo qabtay mooto ay dhac ugu geysteen muwaadiniin ku nool caasimadda dalka iyagoo ka dhacayey telefanada gacanta iyo waxyaabo kale.

Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay magacyada labada nin oo lagu kala sheegay Daahir Maxamud Axmed oo 34 jir ah iyo Cumar Ciise Colaad 31 jir.

“Kaamirooyinka qarsoon ayaa qabtay ayagoo bastoolad caag ah dhac ku geysanaya, Waxaana la horgeyn doonaa Maxkamadda awoodda u leh” ayaa lagu yiri qoraalka Booliska.

WARARKII KALE

Mareykanka oo Iiraan kala kulmaya weerarro khasaare badan gaustay

Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in ku...

Dowladda Kuweyt oo qiratay in xaruumo ay Iiraan ka wareertay

Dowladda Kuweyt ayaa xaqiijisay in warshaddeeda biyaha iyo xarunteeda...

Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee...

Puntland oo Faahfaahin Ka Bixisay Hawlgalkii Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay...

AFRICOM oo shaacisay duqeyn Cusub oo ay ka Fulisay Soomaaliya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay inuu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles